Home » Archives by category » Qurbajoogta

Soomaalidda qurbaha iyo xidhiidhka Al-shabaab

Duruufaha dhaqaale iyo siyaasaddeed ee ka jira dhulalka ay Soomaaliddu degaan waxa ay sabbab u noqdeen in dad badan oo Soomaaliyeed ay hoy ka dhigtaan qurbaha- khaastana wadamada galbeedka. Dhibaatooyinka caruurta, khilaafaadka qoysaska, dhaqaalo yirida iyo la qabsi la’aanta nolasha wadammada loo soo qaxay waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka ay Soomaalidu kala kulmeen hoygoodda [...]

Soomaalida Australia oo soo dhaweeyay in la mamnuuco Al Shabaab

Melbourne (AlShahid) – Sheekha ugu sarreeya Jaaliyadda Soomaalida ku dhaqan dalka Australia ayaa taageeray go’aankii ay dawladda Australia ku gaartay in la mamnuuco kooxda Al –Shabaab isagoo sheegay in ay tani farriin cad u dirayso kooxaha ay suurto gal tahay in ay taageeraan. Sheekh Ciise Muuse oo ah Imaamka masaajidka Mary ee magaalada Melbourne ayaa [...]

Continue reading …

Wasiirka Jaaliyadaha dibadda iyo maal gashiga  doowladda Soomaaliya Md Cabdulaahi Axmed Abdule”Azhari” ayaa maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Johannesburg. Waxaana garoonka ku soo dhaweyey Jaaliyada Soomaalida qeeybaheeda kala duwan oo uu horkacayey gudoomiyaha Jaaliyada soomaalida koonfur Afrika Md Abdulxakiim M Haadi. Wasiirka ayaa uga mahadceliyey Jaaliyadda  Soomalida Koonfur Afrika qaabkii aay ugu soo [...]

Continue reading …