Home » Archives by category » Suugaan » Maanso

Deeleyda Q: 21aad: Maansada Daleel

Maansada Daleel.  Deelleeyda kama harin Dabuubteeda maan dhigin Dacalkaan hayaa wali Dibnahaa ku daakira Diiwaanka qoraniyo Iyo doodda furanbaan Wali sii durkinayaa Dusha sare u rarayaa I daymiya dhagaha’oo Dareenkana isiiyoo I dul qaata gacalkoow.   Dadku waxuu xasuustaa Damiirkuna ka giigaa Diirkuna ku ololaa   Dulmigii Shaamoow Duhurkii la weeraray Ardadii la duubee Darajada [...]

DAWO WEEYE MAANSADU

No Comment

Waxaan u doortay maansadan DAWO, in aan ku biiriyo Hal-abuurka Deelleyda Qarnigan 21, loogu magacdaray, anoo run ahaantii si gaar ah uga mahadcelinaya dhalintii bilaawday, iyo aragtiyahooda ay ku soo bandhigeen Suugaantooda qaaliga ah, tanoo ka mid noqondoonta sidaan filayo baraarujinta dadka Soomaaliyeed lagu kobcinayo garaadkooda, qiimaynteeda iyo halka ay taariikhda ka galeysana ku xiran [...]

Continue reading …