Muqdisho (Alshahid)-Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha ee dowladda KMG Cabdirashid Maxamed Xiddig ayaa ku eedeeyay Ra’iisal wasaare Cumar Cabdirashid Cali in uu ku fashilmay maamulka xukuumada KMG loona baahanyahay inuu xilka isaga dago. Wasiirka oo waraysi siiyay Idaaacada VOAda laanteeda Afka-Soomaaliga ayaa si kulul u dhaleeceeyay siyaasadaha Ra’iisal wasaare Cumar, waxaana uu ku sheegay mid ku [...]
September 9, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Nairobi (Alshahid)-Waxaa xalay kullan uu albaabada u xiran yahay ku yeesahay Hilton Hotel ee magaalada Nairobi, Ra’iisal wasaaraha dowladda KMG ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashid iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka KMG. Kullanka oo ahaa afur uu Ra’iisal wasaaraha u sameeyay xildhibaanada ayaa waxa uu kaga codasay in ay taageeraan dastuurka cusub ee uu khilaafka ka taagan [...]
September 9, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Nairobi (Alshahid)-Khaadiga u sareeya dalka Kenya, Kasim Axmed ayaa xalay shaaciyay in Muslimiinta Kenya ay soonka furi doonaan isla markaasna Ciidi doonaan maalinta Sabtida ah halka la wadamada Islaamka badankood laga ciidi doono Jimcaha. “Muslimiinta Kenya waa in ay ku Ciidaan goobihii hore, waana maalinta Sabtida ah ciidul Fitriga.”Ayuu saxaafada Kenya u sheegay Khaadi Kasim [...]
September 9, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Nairobi (Alshahid)-Koox looga shakisan yahay in ay yihiin Burcad badeed Soomaali ah ayaa maalintii shalay ahayd afduubtay markab xamuul ah iyo 18 shaqaale ah oo saarnaa xilli uu maryay GacankaCadmeed, sida uu sheegay afhayeenka ciidamada badda ee Midowga Europe John Habour, Markabka oo lagu magacaabay MV OLIB G, Sitayna calanka Malta ayaa waxaa la sheegay [...]
September 9, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Muqdisho (Alshahid)- Maamulka Alshabab ee gobolka Banaadir ayaa shalay soo saaray amar uu ku sheegayo in dadka ku dhaqan degmooyinka ay ka maamulaan gobolka Banaadir ay ku tukadaan salaada ciida goobo cayiman. Gudoomiyaha gobolka Banadir u qaabilsan Alshabab,Sheekh Cali Maxamed Xusseen ayaa sheegay in dadka Muqdisho ay ku tukadaan 3 goobood oo kala ah: Stadium [...]
September 9, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Muqdisho (Alshahid)-Waxaa saaka laga dareemayaa caasimada Soomaaliya ee Muqdisho xasilooni aan caga badan ku taagneyn kadib markii ay dagaalo xoogan ayna ku dhinteen 11 shacab ah kuna dhaawacmeen 30 kale ay ka socdeen magaalada tan iyo xalay suxuurtii. Dagaalka oo u dhexeeyay ciidamada dowladda KMG oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Alshabab oo dhanka kale ah [...]
September 9, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Tripoli (Alshahid)-Hogaamiya dhaqameed Soomaali ah oo kullanka Boqorada iyo Salaadhiinta Afrika kaga qayb galaya magaalada Sirti ee dalka Libya ayaa shaaciyay in dowladda dalkaas ay ku qanciyeen siideynta maxaabiis farabadan oo Soomaali ah kuna jiray xabsiyada Libya. Boqor Cisman Maxamud Buur Madow, oo hogaaminayay Salaadhiinta iyo Boqorada Soomaaliya kullankaas uga qayb galaya ayaa BBCda laanteeda [...]
September 9, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Muqdisho (Alshahid)-Ururka Alshabab ayaa digniin xoogan u diray Madaxweynaha iyo shacabka reer Uganda, digniintaas oo ku aadan ciidamo dheeri ah oo ay Uganda usoo dirto Soomaaliya. Sheekh Fuad Maxamed Khalaf “Shangola” oo kamid ah saraakiisha ugu saraysa Alshabab ayaa khudbad uu ka jeediyay masjid ku yaala suuqa Xoolaha waxa uu kaga hadlay dagaalada ka socda [...]
September 8, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Geneva (Alshahid)- Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga, UNHCR ayaa shalay warsaxaafadeed ka soo saartay khasaaraha ka dhashay dagaaladii u dambeeyay ee caasimada Muqdisho ka dhacayay labadii todobaad ee lasoo dhaafay. Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in labadii todobaad ee la soo dhaafay dagaalada Muqdisho lagu dilay inka badan 230 qof, halka 400 oo kalana lagu [...]
September 8, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Qaahira (Alshahid)-Sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku dhow dhow xiriirka kubada cagta ee Soomaaliya, waxaa xalay laga waayay hotelka ay Qaahira ka dagnaayeen ciyaartooyda xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hoosayso 17 jirka kuwaas oo tiradoodu gaarayso 10. Ciyaartooyda ayaa la sheegay in aan laga waramin halka ay jaan iyo cirib dhigeen, balse waxaa loo [...]
September 8, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »