رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب
Home » Archives by category » Muuji (Page 430)

Qarax ay ku dhinteen ciidamo Dowladda KMG ah oo Muqdisho ka dhacay

Qarax ay ku dhinteen ciidamo Dowladda KMG ah oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (Alshahid) -  4 ka mida ciidamada Dowladda ayaa geeriyooday, 8 kalena waa dhaawacmeen, kaddib markii gaari  ay wateen uu goor dhow miino kula qaraxday agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaaalada  Muqdisho. Gaarigan oo  ay leeyihiin ciidamada Milateriga dowladda KMG ah ayaa raashin u waday saldhig ay ciidamada Dowladda ku leeyihiin Xoosh. Miinadaan oo lagu sheegay inay tahay midda meelaha [...]

Axmed Welad Cabdalla oo cambaayeeray iskudaygii dilka Madaxweynaha

Axmed Welad Cabdalla oo cambaayeeray iskudaygii dilka Madaxweynaha

Nayroobi, 29 Octobar 2009 : Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Arrimmaha Soomaliya, Ahmedou-Ould Abdullah ayaa si aad ah u cambaareeyey kuwa ka dambeeyey isku-dayga dilka Madaxweynaha Soomaaliyeed, Sharif Sheikh Ahmed, isku-daygaas oo kala dhacay shalay iyo khamiistii la soo dhaafay. “Ka dib markii ay ku guul-daraysteen isku daygii afgambigii dhici-soowbay ee Bishii [...]

Sh. Aadan Madoobe ayaa sheegay in wax mas’uuliyad ah AMISOM ku lahayn dhibaatada shacabka

Sh. Aadan Madoobe ayaa sheegay in wax mas’uuliyad ah AMISOM ku lahayn dhibaatada shacabka

Muqdisho (Alshahid) – Guddoomiyaha Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya Sheekh Aadan Max’ed Nuur Madoobe ayaa sheegay in ciidamada AMISOM aysan marnaba ka mas’uul ahayan dhibatada loo gaysto shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha ayaa hadalkaan sheegay mar u maanta aqalka madaxtooyda kula hadlayay saxaafadda kaddib markii uu soo idlaaday kulan ay lahaayeen xubnaha Baarlamaanka. Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku eedeeyay [...]

Burcadd badeedda oo maanta doon kale soo qabsaday

Burcadd badeedda oo maanta doon kale soo qabsaday

Muqdishu (Ashahid) – Burcad badeeda Soomaalida ayaa maanta oo khamiis ah qabsaday doon laga leeyahay dalka Thailand. Doontaan oo lagu magacaabo Union 3, ayaa laga soo qabsaday waqooyiga jasiiradda Seychelles, sidaasna waxaa caddeeyay ciidamada Badda ee Midowga Yurub ee ka howlgala xeebaha Soomaaliya. Doontaan oo ah  kuwa kalluumaysiga ayaa waxaa saarnaa shaqaale gaaraya 25 qof [...]

Soomaali Alqaacidda lala xiriirinayo oo Yemen lagu qabqabtay

Soomaali Alqaacidda lala xiriirinayo oo Yemen lagu qabqabtay

Sanca (Alshahid) – Dowladda Yemen ayaa maanta sheegtay inay gacanta ku dhigtay lix qof oo Soomaali ah oo mid ka mid lagu tumhayo inuu xiriiri la leeyahay ururka Alqaacidda. Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Yemen ayaa sheegtay in dhallinyaradaan laga soo qabqabtay halka lagu magacaabo Mokha oo ku taal badda cas, gaar ahaan godolka Ticis, oo boqolaal [...]

Xisbul Islaam oo soo dhaweeyay dhexdhexaadinatii Liibiya

Xisbul Islaam oo soo dhaweeyay dhexdhexaadinatii Liibiya

Muqdisho (Alshahid) -Xoghayaha Warfaafinta Xisbul Islaam oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalda Muqdisho ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan gogosha nabadeed ee ay ku baaqday dowladda Liibiya, Max’ed Macalin Cali ayaa intaa ku daray in Xisbul islaam ay diyaar u yihiin dhexdhexaadin kasta oo kaga timaada wadamada islaamka. Maxamed Macaliin ayaa shir saxaafadeedkiisaan ku sheegay [...]

112 jir Soomaali ah oo guursaday gabar 17 sano jirta

112 jir Soomaali ah oo guursaday gabar 17 sano jirta

Guriceel – Axmed Maxamuud Dhoore oo ah oday Soomaaliyeed oo jira 112 sanadood ayaa guursaday gabar da’deedu tahay 17 jir ah, aroos ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud. Gabadha uu guursaday ayaa lagu magacaabaa Safiyo Cabdullaahi, wuxuuna sheegay Oday Axmed inuu doonayo inay Safiyo u dhasho caruur cusub. Axmed Maxamuud Dhoore ayaa la soo [...]

Macallin Nuur oo Nairobi ku geeriyooday

Macallin Nuur oo Nairobi ku geeriyooday

Nairobi (Alshahid) – Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Macallin Nuur Max’ed  Siyaad oo ka mid ahaa Culumaa’udiinka ugu waawayn Soomaaliya. Macalin Nuur ayaa waayadii la soo dhaafay xanuunsanayay, wuxuuna xalay sakhdii dhexe ku geeroyooday isbitaalka Aga Khan ee magaalada Nairobi. Shiikha Maydkiisa ayaa lagu wada in beri oo [...]

R/Wasaare Sharmaare oo difaacay burcad badeedda, ballanqaadna u sameeyay Ingiriiska

R/Wasaare Sharmaare oo difaacay burcad badeedda, ballanqaadna u sameeyay Ingiriiska

London (Alshahid) – R/Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in xukuumaddiisu intii karaankeeda ah ay ku dadaali doonto sidii loo soo sii dayn lahaa mataanaha Ingiriiska u dhashay oo ay buracadda Soomaaliyeed qabsadaeen. R/Wasaaraha oo ka hadlayay London ayaa muujiyay inuu ka xun yahay dhibaatada soo gaartay lamaanahaas, wuxuuna carabka ku adkeeyay in xukuumaddiisu u [...]

Somaliland iyo Puntland oo dagaalamay

Somaliland iyo Puntland oo dagaalamay

Laasqorey (Alshahid) – Ciidamo ka kala tirsan maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa lagu soo waramayaa in galabta uu dagaal ku dhex maray degmada Xingalool ee gobolka Sanaag. Dagaalkaan ayaa qarxay kaddib markii uu degamadaasi Xingalool uu booqasho ku tegay wasiir ka mida maamulka Somaliland. Ilaa iyo hadda lama hayo khasaaraha uu sababay dagaalkaas oo labada [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone