Shabakada Alshahid » Sawirada

Xarunta Alshahid oo dood cilmiyeed looga hadlayo fursadaha iyo dhibaatooyinka haysta suxufiyiinta Soomaaliya ku qabatay Nairobi.
Yasiin Ciise Wardheere

Nairobi (Alshahid)-Xarunta cilmi baarista iyo daraasaadka iclaamiga ee Alshahid ayaa maqribnimadii 1dii September 2010, ku qabatay Andulus Hotel, Nairobi, dood cilmiyeed ay kasoo qayb galeen inta badan wariyayaasha Soomaalida ah ee Nairobi ku dhaqan iyo waliba kuwo dalkii ka yimid, loogana hadlayay fursadaha ay haystaan iyo dhibaatooyinka hor yaala suxufiyiinta Soomaalida ah gaar ahaan kuwa ka howl gala dalka Soomaaliya.

Dood cilmiyeedka ayaa cinwaan looga dhigay: Abuurida jawi wanaagsan oo ay ku shaqayn karaan suxufiyiinta Soomaaliya;fursadaha, caqabadaha iyo sidii looga bixi lahaa dhibaatada haatan taagan.

Ugu horayntii,Yassin Ciise Wardheere, agaasimaha Idaacada Iqra laanteeda afka Soomaaliga, ahaana daadihiyaha barnaamijka ayaa ka hadlay doorka ay Alshahid ku leedahay tayaynta saxaafada iyo wariyayaasha Soomaaliyeed.

Mudane Wardheere ayaa carabka ku adkeeyay in xarunta Alshahid ay tahay tan kaliya ee mar waliba isku taxalujisa sidii ay saxaafada Soomaaliyeed u garab is taagi lahayd iyo waliba cilmi baarista iyo aruurinta dhacdooniyka Soomaaliyeed.

Intaas kadib waxaa kullanka ka hadlay Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali oo ah agaasimaha xarunta Alshahid ee Geeska Afrika. Dr. Maxamed ayaa ka waramay ujeedooyinka loo asaasay xarunta cilmi baarista iyo daraasaadka iclaamiga ah ee Alshahid oo ah in la aruuriyo dhacdooyinka Soomaaliya si looga faa’iideysto loogana baaqsado soo noqoshada khaladaadka mar waliba dhaca.

“Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya, waxaa sanad guuradiisii 50aad ee kasoo wareegtay markii la asaasay, laga qoray laba buug oo waaweyn, balse sanad guuradii 50aad ee kasoo wareegtay maalintii ay Soomaaliya xoriyada qaadatay ma jirto cid wax ka qortay.” Ayuu yiri Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali oo ka hadlay sida aan loo arrurin dhacdooyinka Soomaaliya.

Agaasimaha xarunta Alshahid ee Geeska Afrika ayaa ka waramay siminaaro ay xarunta ku kala qabatay gudaha dalka Soomaaliya iyo waliba Nairobi, kuwaasi oo look ala qabtay qaybaha kala duwan ee bulshada, sida: bahda saxaafada, culimaa’udiin iyo odayaal dhaqameed,bahda waxbarashada iyo waliba mid looga hadlayay dhibaatada tahriibka oo ka kala dhacay, Muqdisho, Hargeysa iyo Nairobi.

Sidoo kale Dr. Maxamed ayaa sheegay in dhibaatada haysata suxufiyiinta Soomaaliyeed ay tahay mid sii korortay sanadyihii ugu dambeeyay, waxaana uu soo qaatay in tacadigii ugu dambeeyay lagula kacay wariye ka tirsanaa Radio Daljir kaasi oo rag hubyasya ay habeen ka hor ku dileen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Abshir Warsame oo ah saxafi madaxbanaan lana soo shaqeeyay safaaradaha dalalka carabta qaarkood ayaa ka warbixiyay baahida saxaafadda Soomaaliyeed iyo arrimaha cilmibaaristuba u qabaan in ay helaan taageero maaddi ah iy mid macnawi ah si ay uga miro dhaliyaan dedaalada ay ku hawlanyihiin suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Xassan Ciise

Xassan Ciise Cali Kuuriye, oo muddo dheer kusoo dhex jiray saxaafada Soomaaliya, marna ahaa agaasimaha wasaarada warfaafinta ee Soomaaliya ayaa ka hadlay fursadaha ay haysato saxaafada Soomaaliya, isaga oo carabka ku adkeeyay in fursadahaasi laga guul gaari karo haddii la helo midnimo ka dhex abuuranta bahda saxaafada Soomaaliyeed.

Mudane Xassan Ciise ayaa tusaale usoo qaatay sidii ay saxaafada Kenya uga hortagtay qorshe ay dowladdooda dhawaan ku doonaysay in ay ku yarayso xoriyadooda taasi oo uu sheegay in ay ku gaareen midnimada ka dhex jirta xarumaha warbaahinta ee kala duwan ee Kenya leedahay.

Axmed Faarax Cali (Idaa Jaa’) oo ah aabbaha suugaanta Soomaaliyeed, aadna uga dhex muuqda saxaafada Soomaaliyeed ayaa kullanka ka sheegay in ay muhiim tahay samaynta urur ay ku midaysan yihiin saxaafada Soomaaliyeed, waxa uuna tilmaamay in xarunta Alshahid oo ah mid ay isugu tageen aqoonyahano Soomaaliyeed ay gacan ka geysan karto sidii lagu heli lahaa ururkaasi.

Axmed Faarax Cali (Idaa Jaa)

Sidoo kale Idaa Jaa ayaa ku booriyay wariyayaasha Af-Soomaaliga ku howl gala in ay kordhiyaan aqoontooda dhinaca luuqada Soomaaliga ah isaga oo yiri “Af-Soomaaliga waa in la bartaa laguna mintidaa barashada suugaantiisa si aad uga baaqsataan isticmaalka ereyo aan sal iyo raad ku lahayn luuqada.”

Khaadija Mayow

Khadija Mayow Abukar, oo ah wariye la shaqaysa Idaacada Iqra laanteeda afka Soomaaliga, horayna uga soo shaqaysay Radio Muqdisho xiliyadii beri samaadkii ayaa ka hadashay muhiimada ay saxaafada u leedahay umadda iyo in midnimo oo kaliya looga bixi karo dhibaatada ku habsatay suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Waxaa sidoo kale doodo iyo murti dhaxalgal ah ka soo jediyay kullanka weyiyaaysha kala ah Yaxaye M. Dahiye oo ka tirsan idaacada Barkulan, Cali Nuur Salaad, oo ka tirsan Radiyo Muqdisho, Maxamed Gaarane oo ka tirsan IRIN, iyo abwaanka soomaaliyeed ee caank ah Cabdi Cali Bacalwaan

Kasoo qayb galayaasha oo isugu jiray wariyayaal miisaan ku leh warbaahinta Soomaalida iyo tan caalamkaba ayaa fikradahooda ka dhiibtay dood cilmiyeedka ay Alshahid soo qaban qaabisay, waxaana la isku raacay muhiimada ay leedahay helida midnimo ka dhex dhalata warbaahinta Soomaaliyeed si looga gudbo caqabadaha lasoo gudboonaada warbaahinta dalka Soomaaliya.

Xogta: ALSHAHID

Ciidamada dowlada oo qabsaday Beledweyne
Beledweyne (Alshahid)—Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidan ka amar qaata DKMG ah oo uu hoggaaminayo Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax ay saakay la wareegeen gacan ku heynta magaaladaas.

Magaalada Beledweyn ayaa toddobaadyadii lasoo dhaafay gacanta ugu jirtay ciidamo uu hoggaaminayo guddoomiyaha gobolkaas, Sh. C/raxman Ibrahim Mocow, oo isagu ku biiray kooxda Xizbul-Islam.

Warar qaarkood ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah ay taageero siinayaan ciidamada dowlada ee Beledweyn qabsaday, ciidamadaasi Ethiopia ayaa ku sugan duuleedka magaaladaasi.

Dhinaca kalena warar hadda soo baxay ayaa sheegaya in dagaal dib uga bilawday magaalada kaddib markii ay weerrar rogaal celis ah soo qaadeen Xisbil Islam oo sheegay in ay doonayaan in la wareegaan goobihii saaka laga qabsaday.

Lama oga ilaa iyo hadda qasaaraha ka dhashay dagaalka. Magaalada Beledweyne waxay ka mid tahay magaalooyinka ay dagaalladu inta badan ka dhacaan.

Xogta: ALSHAHID

Xildhibaannada Digil iyo Mirifle oo ka soo horjeestay qaabkii loo magacaabay wasiirrada
Xildhibaano iyo Wasiiro ka soo jeeda Beelaha Digil Iyo Mirifle ayaa maanta kulan ay ku qabteen magaalada Muqdisho kaga soo horjeestay qaabkii loo magacaabay golaha wasiirrada ee cusub.

Xildhibaannada iyo Wasiirada Digil iyo Mirifle ayaa sheegay in qaabka loo qaybiyay Wasiirrada ay ka soo horjeeddo qaabka awood qaybsiga ee 4.5 ee xeerka u ah awood qaybsiga Xukuumadda KMG.

Xildhibaan  Cali Afgooye oo ka mid ah Xildhibaannada ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle oo kulanka ka hadlayay ayaa wuxuu sheegay in ay ka soo horjeedaan qaabkii la isugu shaandheeyay golaha Wasiirada, “Dowladdu waxay muujisay inaysan wax muhimad ah u hayn dadka Digil iyo Mirifle iyo weliba deegaanada ay ku nool yihiin” ayuu yiri Xildhibaan Afgooye.

Xildhibaan Afgooye oo hadalkiisa sii wata ayaa Xukuumadda KMG ah ku eedeeyay inay iska indho tirtay wax u qabashada ciidamada Dowladda eek u sugan gobollada Digil iyo Mirifle.

Xildhibaannada Digil iyo Mirifle ayaa kulankooda ku lafo guray xaaladda guud ee dalku marayo, iyagoo diiradda saaray qaabka ay Xukuumaddu u waddo howlaheeda, waxayna sheegeen in ay cabashadooda u gudbin doonaan Dowladda, iyagoo intaa raaciyay in haddii jawaab degdeg ah oo weliba qancisa laga soo siin waayo cabashaadooda inay tallaabo ay qaadi doonaan, inkastoo aysan caddayn waxa ay tallaabadaasi noqon doonto.

Xildhibaannada iyo Wasiirrada beeshaan ayaa muujiyay inay isku mowqif ka yihiin arrimahan.

Xogta: ALSHAHID

Kenya: Wasiir dhallinyarada Soomaalida la hadlay
Wasiirka Horumarinta Gobollada Waqooyi Kenya

Nairobi (Alshahid) – Wasiirka Horumarinta Gobollada Waqooyi ee dalka Kenya Maxamed Ibraahim Cilmi “Maxamed Faay” oo wareysi gaar ah siiyay Alshahid.net ayaa ku celiyay mowqifkii dowladdiisa ee ahaa inaanay wax ciidan u diri doonin gudaha dalka Soomaaliya, wuxuuna uga digay dadka gobollada Waqooyi Bar ee ay Soomaalidu degaan inaysan faraha la gelin dagaallada Soomaaliya ka socda.

Wasiirku wuxu sheegay in dagaallada ka socda Koonfurta Soomaaliya ay saamayn ku yeesheen dhallinyarada Waqooyi Bari ee Soomaalida ah.

Hadalka Wasiirka ayaa ku soo beegmay xilli uu dhowaan Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji uu ugu yeeray dhallinyarada Soomaalida ee Waqooyi Bari inaysan gacmaha la gelin waxa uu ku tilmaamay falalka kharbudaadda ah ee ka socda Soomaaliya.

Dowladda Kenya ayaa wadahadallo la leh hoggaamiyeyaasha qabaa’ilada iyo siyaasiyiinta gobollada Waqooyi Bari ee Kenya si aysan u dhicin in dhallinyarada deegaanka ay faraha la galaan arrimaha Soomaaliya.

Todobaadyo ka hor waxaa magaalada Garisa caasimadda Gobolka Waqooyi Bari booqasho ku tagay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Kolnzo Misyoka si uu ugu baraarujiyo waxgaradka deegaanka inay ku dadaalaan amniga xudduuda Kenya iyo Soomaaliya iyo in dhallinyarada deegaanka laga ilaaliyo inay wax lug ah ku yeeshaan dagaallada Koonfurta Soomaaliya.

Xogta: ALSHAHID

Dagaal goor dhow ka qaraxay Muqdisho.
Muqdisho (Ashahid) – Kooxaha mucaaradka ayaa saakay arroortii hore weerar ku qaaday qaybo ka mida waddada Makka Al Mukarrama ee Magaalada Muqdisho.

Dagaalkaan oo ay barbar socdeen duqayn xoog leh ayuu wuxuu saameeyay deegaannada ku dhowdhow halka uu dagaalku ka socdo, lamana soo sheegin ilaa iyo hadda in madaafiicdu ay gaareen goobo ka baxasan halka dagaalku ka socdo iyo in kale.

Khasaaraha ka dhashay dagaalka ayaan weli soo if bixin maadaama uu dagaalku weli socdo.

Dagaalkan ayaa dhaliyay inay hakad galaan isu socdokii gaadiidka iyo dadka eee waddada Maka Almukarama oo ah goob ay si weyn u isticmaalaan ciidammada iyo mas’uuliyiinta Dowladda

Wixii ka soo kordha dagalaadan waan idinla soo socodsiin doonaa haddii Eebbe idmo.

Xogta: ALSHAHID

Madaxweyne Shariif oo magacaabay xubnaha maxkamadda ciidamada qalabka sida
Madaxweynaha xukuumadda KMG ah Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa magacaabay xubnaha maxkamadda ciidamadda qalabka sida.

Sida ku cad wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha kuna sumadaysan JS/XM/129/09 soona baxday bishan August 18-eeda ayuu Madaxweynuhu ku magaxaabay xubnahaan;

Wareegtada ayaa waxay u qornayd sidatan:-

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida:

-         Markii uu arakay qodobka 44-aad ee axdiga KMG ah oo awood u siinaya Madaxweynaha xil u magacaabid iyo xil ka qaadista madaxda dowladda.

-         Markii uu arakay mas’uuliyadda ka saaran dib u dhiska ciidamada qalabka sida.

-         Markii uu tixgeliyay soo jeedinta taliyeyaasha.

-         Markii uu garwaaqsaday baahida loo qabo in dib u habayn lagu sameeyo maxkamadda ciidamada

Wuxuu go’aamiyay

Inuu magacaabo xubnaha maxkamadda ciidamada qalabka sida, xubnahaas waxay ka kooban yihin:

S/Guuto Xaaji Cali Xasan                     Guddoomiye

G/Sare C/salaam Maxamed Faarax

G/Sare Maxamuud Axmed Abuukar “Ina Sokondo”

G/Sare Xasan Maxamed Xirsi

Dhamme C/risaaq Xasan                       Xeer Ilaaliye

Dhamme C/llaahi Cali Wehliye   Ku xigeen Xeer Ilaaliye

Ujeeddada dikreetadan waxay waafaqsan tahay sharciga soo baxay 31-ka Maarso 1964, lambarkiisa 2-aad.

Dikreetadan waxay dhaqan galaysaa laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu taay 18-ka ogoosto 2009.

Sh. Shariif Sh. Axmed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya

Xogta: ALSHAHID

Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Dhaqan celinta oo la hadlay Alshahid
Prof. Max'ed Cali Ibrahim

Djibouti (Alshahid) – Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Dhaqan Celinta DKMG Soomaaliya Dr. Maxamed Cali Ibraahim oo u waramayey Alshahid ayaa ka warbixiyey Shir looga hadlayo arimaha Agoonta, Naafada iyo Haweenka Carmalka ah oo lagu qabtey dalka Yaman, islamarkaana loogu balan qaadey in la sameynayo magaalo warshado leh oo ay yeelan doonaan Agoonta Muslimiinta iyo kuwa kale ee Caalamka.

“Waxaan ka imid shir ay maalgelisey Hay’ad u qaabilsan Agoonta oo hoostagta xafiiska madaxweynaha dalka Yeman Cali Cabdalla Saalax, shirkan oo ahaa shirkii labaad oo looga hadlayey arimaha daryeelka Agoonta caalamka oo ka dhacay dalka Yaman dabayaaqadii bishii aynu ka soo gudubney ee Luuliyo  iyo Xaflad loo sameynayey 2000 wiilall iyo gabdho agoon ah oo mar qura xaflad aroos loogu sameeyey dalkaasi Yaman oo uu maalgeliyey Amiir Suldaan Bin Cabdull casiis, waxaana shirka ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka kala socotey dalallka Sucuudi Carabiya, Kuweynt, Baxreyn, Imaaraadka, Qadhar, Urdun, Falastiin, lubnaan, Turkiya iyo Soomaaliya oo aan matalayey, waxaana lagu heshiiyey in la sameeyo Hay’ad caalami ah oo daryeesha Agoonta caalamka oo dhan, una sameysa dhaqan celin, islamarkaana saldhiga ugu weyn ay noqoto dalka Yaman, waxaa kale oo laysku raacey in loo gudbiyo Hay’adaha Caalamiga ah ee dalallka Islaamka kuwooda waaweyn, kadibna Qaramada midoobey, si loo daryeelo Agoonta caalamka, iyadoo aan loo eegeyn Jinsiyad”  a yuu yiri Dr. Maxamed Cali Ibraahim oo u waramayey Alshahid.

Mar uu ka hadlaayey balan qaadka soomaaliya ay ka heshey kulankaasi ayaa wuxuu yiri “anagu waan bandhigney dhibaatada Agoonta Soomaaliya, waxaana ku sheegney kumanaan kun in ay yihiin, ayna jiraan Naafo  badan iyo dadd dhaawac uu ka soo gaarey dagaaladii dalka ka socdey mudada dheer,  sidoo kale ay jiraan Dumar badan oo Carmal ah, waxayna  balan qaadeen in Agoon badan ay kafaala qaadi doonaan oo wax badana loo qabandoono dadkaas, waxa keliya oo walbahaarka ku haya xaga Amniga, waxaana dhici karta bisha ramadaan in dalka ay yimaadaan wafdi kala duwan oo u kuurgalaya arimahaas”.

Mar aan weydiiyey 2000  Agoonta ah ee arooska loo sameeyey in ay ku jireen wiilall iyo gabdho soomaali ah ayaa wuxuu yiri “Xafladu wax soomaali ah oo ka dhex muuqdey ma lahayn, waxay ahaayeen Yamaniyiin, kulankaasi dhexdiisa waxaa la balan qaadey in la sameeyo Magaalo Warshadeed oo ay Agoonta leedahay, anagu waxay inoo ahayd fursad aan ku bandhigno baahideena, waana ku guulaysaney inaan kusoo jeedino Indhaha caalamka, inkastoo shardiga ugu weyn ee nalagu xirey uu ahaa Amniga, anaguna waxaan balan qaadeynaa dadka Naafada ah iyo Agoonta wax qabadka u baahan waan u dadaaleynaa Al-baabo badan ayaan u garaaceynaa ee waa iney samraan dadka soomaaliyeed oo ay dajiyaan dalka”.

Wasaiirku mar uu ka hadlaayey wasaaradiisu waxa ay kaga duwan tahay wasaaradihii hore ee ku hawlanaann jirey Agoonta iyo Naafada, maadaama ay tahay Wasaaradiisu mid cusub ayaa wuxuu ku jawaabey “wasaaradan waxaa loo sameeyey dadkan masaakiinta ah, markii aan meelo badan ka qayliney wax badan ayaa inoo qabsoomey, Is-bitaalkan Madiino ee hada la dhisayo, waxa uu ku yimid qayladeena, inkastoo ay naga horeeyeen Hay’ado kale, Wasaaraduna waxay noqon doontaa wasaarada ugu shaqada badan, waxaana hada hawl-geliney dadd badan oo ka shaqeyn jirey Caruurta darbi jiifka oo la shaqeyn jirey Hay’adaha maxaliga ah

Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Jabuuti.

fatxumaalik@hotmail.com

Xogta: ALSHAHID

Maxamed C/llaahi Oomaar “ Waa suurogal in Madaxweynuhu tago Mareykanka, balse ilaa iyo hadda ma jirto wax is afgarad ah oo arrintaas ku saabsaan”
Wasiirka Arr. Dibadda Max'ed C/llaahi Oomaar

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa sheegay inay in dowladda Mareykanka ay Xukuumaddiisa gacan ku siinayso sidii looga takhalusi lahaa ururka Alqaacidda Soomaaliya ee doonaya inay ridaan Dowladda sharciga ah ee Sh. Shariif.

Wasiirka oo shalay wareysi siinayay wargayska Asharqalawsat ayaa xusay in taageerada Mareykanku ay isugu jirto dhinacyada ammaanka iyo ciidamada, wuxuuna meesha ka saaray inay jiraan in Mareykanku ay Soomaliya u soo dirayaan wax ciidan ah ama xitaa khubaro dhanka ammaanka ama ciidamada ah.

Mudane Oomaar wuxuu kaloo sheegay in dowladda Mareykanku markaan ay ka go’an tahay taageeridda Xukuumadda Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay in Mareykanku ay ku booriyeen beesha caalamka iyo dowladaha dariska inay ka qaybqaataan gacanna ka gaystaan taageeridda Soomaaliya. Wuxuuna shaaca ka qaaday in taageeridda Mareykanka ay qayb ka noqon doonto mid bani’aadamnimo oo shacabka Soomaaliyeed lagu soo gaarsiinayo taageero dhinaca bani’aadamnimada ah, isagoo sheegay ina dhinaca kale ay dalka Mareykanka ku nool  yihiin Soomaali gaaraysa ilaa 300 oo kun oo qof oo ah dad firfircoon kana qayb qaata gacansiinta dadkooda iyo dalkooda.

Wasiirka oo ka qaybgalay kulankii Madaxweyne Shariif iyo Hillary Clinton ay magaalada Nairobi todobaadkii hore ku yeesheen ayaa tilmaamay in kulankaasi uu ahaa mid is faham labada dal ah abuuray, isla markaana labada mas’uul uu midba midka kale uu si wanaagsan ugu bartay.

“Mareykanku wuxuu digniin culus u jeediyay dowladda Eritrea inay faraha kala baxdo arrimaha Soomaaliya” ayuu yiri Oomaar oo caddeeyay inaysan doonayn marnaba in Alshabaab ay u hirgasho hadafkooda siyaasadeed iyo midkooda argagixiso.

Mar wax laga weydiiyay in Madaxweyne Shariif laga yaabo inuu dhowaaan tago aqalka cad ee Mareykanka, wuxuu ku jawaabay waa laga yaabaa balse ilaa iyo hadda ma jirto wax is afgarad ah oo arrintaas ku saabsaan, man hayno casumad rasmi ah iyo waqti go’an toona.

Xogta: ALSHAHID

Website Dowladdu leedahay oo dhowaan howlgeli doona
Wasiirka warfaafinta XKMG

Muqdish0 – Website ay Dowladda KMG ah ee Soomaliya leedahay ayaa dhowaan lagu wadaa inuu si rasmi ah u howlgalo.

Webkaan oo cinwankiisu yahay www.tfgsomalia.com, ayaa noqonaya goob ay xukuumaddu ku fidiso wararkeeda iyo dacaaayadaheeda, iyadoo gaarsiin doonta dadkeeda, asaaxiibadeeda iyo adduunka oo dhan.

Webka ayaa weli dhismo ku socdaa, balse Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda KMG ah Mudane Farxaan Cali Maxamud oo u waramayay wakaaladda wararka ee Xinhua ayaa sheegay inuu webku si degdeg ah u howlgeli doono.

Dowladda KMG ee la daalaa dhacaysa iska dhicinta xoogagga islaamiyiinta ah ee ka soo horjeeeda ayaan lahayn warbaahin u gaar ah oo shaqeysa sida TV, Joornal iyo Idaacad, halka magaalada Muqdishu oo  keliya ay ka  jiraan ku dhowaad darsin idaacado ah iyo weliba Telefishino iyo wargeysyo madax bannaan.

Kooxaha ka soo horjeeda dowladda ayaa iyagu leh website-yo iyaga u gaar ah oo ay dicaayadahooda ku baahsadaan, kuna weeraraan xukuumadd iyo ciidamada AMISOM.

Webka ay dhowaan howlgelin doonto xukuumadda ayaa lagu qori doonaa luqadaha soomaaliga iyo ingiriiska, wuxuuna yeelan doonaa bogag u gaar ah Madaxweynaha, R/wasaaraha, Baarlamaanka iyo goobo u lagu qoro wararka dowwlaadda

Xogta: ALSHAHID

Alshabaab oo ilko siibid bilowday
Alshabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maamulka Islaamiga ee halkaa ka taliya uu soo rogay awaamiir dadka looga siibayo ilkaha aan dabiiciga ahayn ee ay dadku gashadaan.

Xarakada Al-Shabab ee Marka ka talisa ayaa markiiba bilowday fulinta amarkan iyadoo dadka laga bixinayay ilkaha macmalka ah ee ugu jira gaar ahaan kuwa dahabka iyo qalinka ah oo ay mus’uuliyiinta xarakada ee gobolkaasi ku sheegeen inay arrintaasi ay ka soo horjeeddo dhaqanka islaaamka.

”Marnaba ma filayn in AlShabaab ay  arkayaan ilkaha qalinka ah ee iigu jira, waxay ii kaxeeyeen xaruntooda waxayna iga saareen iligaygii” sidaas waxaa wakaaladda wararka Reuters u sheegay nin ka mida dadka degaanka oo magaciisa lagu sheegay Bashir, oo intaa ku daray inuu arkay dad kale oo iyagana ilkaha laga saaray.

Bashiir wuxuu kaloo sheegay in uu ilkaha dadka ka bixinayay nin weji duuban oo sita biinso iyo gacan gashi dadkuna ay ugu yeerayeen dhaqtar.

”Sida aad u dhoola-caddeyso ayay iligtaada dahabka ah ama qalinka ah kuu dhibaatayn kartaa. waxaan la fadhiyay saaxibaday markii ay i amreen in aan raaco AlShabaab, waana naxay oo waxaan u maleeyay in aan dambi galay, lakiin waxay ii sheegeen in uu dambi yahay iligga iigu jira wayna iga saareen.” ayuu Bashiir mar kale yiri.

Alshabaab ayaa ilaa iyo hadda wax hadal ah ka soo saarin arrintaan, oo dadka deegaanku ay ku sheegeen fal aad u naxdin badan.

Al-Shabaab ayaa waxay  horey u fuliyeen xukunno tacsiir iyo xad isugu jira 00 ayb ka mid haayeen inay dhallinyaro lagu eedeeyay inay wax xadeen ka jareen lug iyo gacan is dhaaaf ah.

Xogta: ALSHAHID