Sahan uu albadri ku sameeyey sida ay Soomaalida u adeegsato aaladda Pal Talk)… Stockholm – U maleyn mayo inuu jiro qof igu diidaya inaan ku saxanahay soo bandhigida xaqiiqda la xiriirta nolosha Soomaalida dhan walba oo ay ahaato. Anigoo dhabbahaas ku taagan ayaan sahan maalmo qaatay ku sameeyey aalada Pal talk-ga oo ah aalad ay [...]
July 23, 2010 | Qaybta
qoraa sare |
Sii aqri »
Sanadkii 2000-dii ayay ahayd markii Qaxooti u dhashay wadanka Zansibaar ee Tanzania ay soo gaareen Magaalada Muqdisho, xiligaas waxaa dalka ka jiray dagaalo iyo dhibaatooyin fara badan mana aheyn Soomaaliya dal qaabili kara qaxootigaas, maalintaas Idaacadda BBC-da oo aan dhageysanayey waxaa daadihinayey idaacadda Weriye Axmed Xasan Cawke, waxa uuna cinwaan uga dhigtay Qaxootiga Soomaaliya yimid [...]
July 20, 2010 | Qaybta
qoraa sare |
Sii aqri »
Xukuumadi waa mu’asasada (institution-ka) ugu facaweyn mu’asasadaha siyaasiga ah oo dunida maanta ka jira. Sidoo kale, xukuumad waxaa lagu yaqaan inay tahay qaab ka mid ah qaababka awoodeed oo bulsho lagu dhaqo. Caado ahaan, erayga xukuumad si guud waxaa loogu yeeraa xukuumadda ummadda, xukuumadda gobolka, xukuumadda dagmada ama tuulada. Waxaa kale oo la sheegaa astaamo [...]
July 19, 2010 | Qaybta
qoraa sare |
Sii aqri »
Waxaan soo gocday sheeko uu sheegay nin da’ dambeed ahaa oo iiga qiseeyey waxa hada kahor ka qabsaday mar uu 80-aadkii si sharci darro ah kujoogey dalka Sucuudiga oo inta la qabtay la geeyel jeel lagu magacaabo Sijnul Mutakhallifiin ama xabsiga dadka sharci jebiska ah. Wuxuu yiri qaarkeen baa la garaacayay markaas baa ninkii garaacayay [...]
July 16, 2010 | Qaybta
qoraa sare |
Sii aqri »
Waxaan akhriyey faallo ku saabsan Sheekh Cumar Faaruuq oo uu qalinka dul dhigay qoraa sare Bashiir Maxamed Xirsi, taas oo uu Bashiir ku faaqiday hadal ka soo yeeray Sheekha oo ahaa inuusan waxba ka qabin inay ciidamo Afrikaan ah dalka yimaadaan. Markii aan wada dhuuxay faallada Bashiir oo ah mid si aad ah u xirfadeydan, [...]
July 15, 2010 | Qaybta
qoraa sare |
Sii aqri »
Dhibaatada Soomaaliya ka taagan qof walba ka hadal, gaal iyo muslinba ra’yi ka dhiibay, aragtiyo kala duwan la soo jeedi, waa tii la yiri: “nin bukoow boqoli kuu talisaye!”, waxaa la soo bandhigay fekrado aad u kala fog, mararka qaar kala jeeda oo qolaba dhinac u jeedisay, tan waxay abuurtay in qolo walba sheegato in [...]
July 14, 2010 | Qaybta
qoraa sare |
Sii aqri »
11-kii July 2005 waxay ku beegan tahay markii la diley Alla u Naxaristee Cabduqaadir Yaxye Shiikh Cali waxaana ka soo wareegtey Muddo Afar Sanno ah , Cabduqaadir wuxuu ahaa Halyeygii nabadda iyo doodihii dadka taagta daran waxaana dilkaasi uu xasuus ma hadho ah ku reebay bulshada weynta Soomaaliyeed, waxayna markii ay maqleen gurigiisa ku xoomay [...]
July 14, 2010 | Qaybta
qoraa sare |
Sii aqri »
Soomaaliya ayaa soo martay marxallado dagaal oo kala duwan oo uu ugu horeeyay kii qaran duminta ee ay ku keceen jabhadihii dalka ka dhismay kadib markii uu dhamaaday dagaalkii lala galay Ethiopia sanadii 1977. Waxaa kusoo xigsaday kii qabiilka ee aadka u foosha xumaa oo ay qabaa’ilka Soomaalida isku fara saareen kadib markii ay bur [...]
July 10, 2010 | Qaybta
qoraa sare |
Sii aqri »
Stockholm-Kowdii Luulyo ee 2008-dii ayaan qoray qormo aan ugu magac daray XURNIMOY OOY! Oo aan kaga hadlayey maalintan aan xuriyadeena ka qaadanay gumeystihii Talyaaniga iyo kii Ingiriiskaba. Qoraalkaasi waxaan kaga hadlayey inuusan dalka Soomaaliya weli xur aheyn. Runtey bey aheyd oo waxaa dalka heystay gumeyste kii ugu foosha xumaa oo ah amxaaro injireey. Waagaas waxaa [...]
July 7, 2010 | Qaybta
qoraa sare |
Sii aqri »
‘Doqon, doqon barax la’, doqon wadasho leh, caalle, nacas, dhaadhaan, dabbaal, naanaab, reerkoodadoc-uma-dhaafe, sawaab, salleello iyo axmaq’ waa tilmaamo 13an ah oo Soomaalidu ruuxii garashadiisa ama garaadkiisu hooseeyo ama liito u taqaan. Caqliga dheeraadka ah ama kan hooseeya waxaa laga ogaadaa qofka dhaqankiisa ama bulshada dhaqankeeda Waxaa kale oo lagu baaraa baaritaan la yiraahdo IQ [...]
June 28, 2010 | Qaybta
qoraa sare |
Sii aqri »