Qof kasta oo Soomaali ah waxa uu ku haminayaa sidii uu mar ku tagi lahaa dalalka Dibadda dariiq kasta ha u mareen, qaarkood naftooda ayay haligeen markii ay isku dayeen in ay ka gudbaan Saxaro iyo Badweyn, waxaana maalin walba dhegaha dadka ku soo dhacaya dad Soomaali ah oo ay la qalibantay Doomo iyagoo doonaya [...]
Iyadoo marba marka ka dambeysa ay sii xumaaneyso Xaaladda Magaalada Muqdisho, kadib markii ay sanooyin ugu dambeeyey hareeyeen dagaalo aan dhamaad laheyn oo xitaa inta badan bulshada Soomaaliyeed ay ka quusteen in uu dhaco wax heshiis ah, balse dadka Soomaaliyeed ayaa inta badan waxay is weydaarsadaaan oo laabtooda ku qaboojiyaan “Naxariista rabi lagama quusto, waxaana [...]
Maqaalkaan halkaan aan ku soo bandhigi doonohalku dhigiisu , dhab ahaantii waa run haddii ay walaalo isnacaan in ay xabaalo badinayaan ayna xoolo yareynayaan. Aan dib u qooraansano taariikhda markii uu Islaamku ku faafay adduunka uuna xoogeystay ayaa waxa uu gaaray wadamo ku yaala Qaaradda Yurub gaar ahaan Andulus ayna ku jireen Wadamada Spain, Portugal [...]
Nin odey ah oo si aad ah ula socda xaaladda Soomaaliya ayaan wax ka weydiiyey Madaxweyne Sheekh Shariif oo ay u buuxsantay mudo hal sano ah markii la doortey , waxa uuna hadalkiisii ku bilaabay. “Qiyaasta lagu cabiro rabitaanka Shacabka, Sheekh Shariif haddii aad ku ogeyd 95%, maanta hoos ayay u dhacday qiyaastaasi waxayna mareysaa [...]
Warbaahinta waxaa Aasaas u ah saddex tiir oo kala aha Jaraa’id oo ah akhris iyo Idaacad oo ah dhageysi iyo Tv oo ah Daawasho, mid walibana si gaar ah ayuu u taagan yahay hase yeeshee markii soo ifbaxeen Technologiyadda Casriga ah ayaa saddexaad waxaa isku darsaday Web-Site oo yeeshay qaybihii Akhriska, Dhageysiyga iyo Daawashada. [...]
Markii la riday Dowladdii Max’ed Siyaad Barre, waxaa Jabhaddii xukunka ka riday Max’ed Siyaad Bilaabeen xiligaasi in ay qabiil qabiil u dagaalamaan taasina waxay keentay in dad aan waxba galabsan la laayo, “Waxaan arkay isaga oo taar ku hadlaya ee waa in la dilaa”, “Waxaan arkay isaga oo madfac hogaaminaya ee ha la dilo”, “Waxaan [...]
“Naa Walaalay maalmahan kuuma bogin wajigaaga si-si ayuu ila yahay ee maxaa kugu dhacay”, waxay ku jawaabtay “Naa waa runtaa ayaantaan ma fiicni, haddii aan runta kuu sheegana ninkii aan isqabnay ayaan kala tagnay”, Gabadhii kale ayaa inta ay naxday waxay tiri “Ninkii wanaagsanaa ee deeqsiga ahaa , Bashaashka ahaa ee Deriska amaaneyn ee aad [...]
“Waxaan ku soo baxay buuq iyo sawaxan, markaan u kuurgalayna waxaan ogaaday in ay meesha isku haystaan Haweenay iyo Ninkeeda, Haweeneyda ayaa waxay ku doodeysaa “Ninkaan Dameerka ayuu silcinayaa, waxaana ogaaday in marka uu galo aagga ay ka taliyaan Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin in uu Liijaanka ka furo ,Dameerka marka uu ka soo baxna dib ayuu [...]
Shirkaddaha Gawaarida soo saara inta badan kama tagaan dhawaaqa Hoonka oo ah calaamad u taagan in gaari soo socdo, waxaa inta badan loo yeeriyaa Gawaarida aan maqal guuxa Gaariga iyo dadkaba, waxaana markiiba dhacda in gaarigasi laga leexdo ama seed la siiyo. 20-kii sano ee dagaalladu ka socdeen dalka Soomaaliya, wax walba way is bedeleen, [...]