Musharixii ugu horeeyay ee xilka R/Wasaaraha Soomaaliya.
Prof. Muxiddiin Cali Yuusuf ayaa taariikhdu ahayd 24-ka September 2010 uga dhawaaqay hotel Naasahablood 2 ee magaalada Muqdishu musharaxnimadiisa xilka R/wasaaranimada Soomaaliya. Prof. Muxiddiin ayaa doonistiisa xilkaan ka sheegay qado sharaf uu u sameeyay qaar ka mida Isimada iyo aqoonyahannada beesha Majeerteen, wuxuuna ka codsaday inay ku taageeraan doonistiisa. Prof. Muxiddiin wuxuu xusay in haddii [...]
Bakaaro Allow Ur u bixi !!
Markii bilowdeen dagaaladii sokeeye ee soomaaliya sanadkii 1991dii ayaa ganacsatada Soomaaliyeed waxay bilaabeen in ay ku soo uruuraan Suuqa Bakaaraha kadib markii ay soo guureen Suuqyo kale oo ku yaalay Magaalada Muqdisho, iyagoo Suuqaan bidayey in ay xoolahooda ugu heli karaan nabagelyo buuxda, wixii waqtigaas ka dambeeyey suuqu waa uu balaartay isagoo markii hore ahaa [...]
Dadka Albinos-ka loo yaqaan oo Noqdey Dil Sugayaal
Maqaalkaan inaan qoro waxaa igu qasbay markaan dareemay in dadka loo yaqaano Albinos-ka ee ku nool East Africa ay soo wajahday xaalad aad u adag kadib ,iyadoo dadkaan markii hore ay ahaayeen kuwo dhibaato qaba loogu siyaadiyey dhibaato kale oo ay abuureen qaar ka mid ah bulshada ku nool wadamada East Africa iyagoo bilaabay in [...]
Silaca Qurbaha iyo Saxariirta Dalka
Qof kasta oo Soomaali ah waxa uu ku haminayaa sidii uu mar ku tagi lahaa dalalka Dibadda dariiq kasta ha u mareen, qaarkood naftooda ayay haligeen markii ay isku dayeen in ay ka gudbaan Saxaro iyo Badweyn, waxaana maalin walba dhegaha dadka ku soo dhacaya dad Soomaali ah oo ay la qalibantay Doomo iyagoo doonaya [...]
Muqdisho iyo Qadad Cagaaran oo hor leh
Iyadoo marba marka ka dambeysa ay sii xumaaneyso Xaaladda Magaalada Muqdisho, kadib markii ay sanooyin ugu dambeeyey hareeyeen dagaalo aan dhamaad laheyn oo xitaa inta badan bulshada Soomaaliyeed ay ka quusteen in uu dhaco wax heshiis ah, balse dadka Soomaaliyeed ayaa inta badan waxay is weydaarsadaaan oo laabtooda ku qaboojiyaan “Naxariista rabi lagama quusto, waxaana [...]
Walaalo is Nacay way Xabaalo badiyaan wayna Xoolo yareeyaan
Maqaalkaan halkaan aan ku soo bandhigi doonohalku dhigiisu , dhab ahaantii waa run haddii ay walaalo isnacaan in ay xabaalo badinayaan ayna xoolo yareynayaan. Aan dib u qooraansano taariikhda markii uu Islaamku ku faafay adduunka uuna xoogeystay ayaa waxa uu gaaray wadamo ku yaala Qaaradda Yurub gaar ahaan Andulus ayna ku jireen Wadamada Spain, Portugal [...]
Shariif: Mar Kasta Ma Qob Moosaa Laguu Dhigayaa!!
Nin odey ah oo si aad ah ula socda xaaladda Soomaaliya ayaan wax ka weydiiyey Madaxweyne Sheekh Shariif oo ay u buuxsantay mudo hal sano ah markii la doortey , waxa uuna hadalkiisii ku bilaabay. “Qiyaasta lagu cabiro rabitaanka Shacabka, Sheekh Shariif haddii aad ku ogeyd 95%, maanta hoos ayay u dhacday qiyaastaasi waxayna mareysaa [...]
Website-yada Qaar Nooc Isbaaro Cusub
Warbaahinta waxaa Aasaas u ah saddex tiir oo kala aha Jaraa’id oo ah akhris iyo Idaacad oo ah dhageysi iyo Tv oo ah Daawasho, mid walibana si gaar ah ayuu u taagan yahay hase yeeshee markii soo ifbaxeen Technologiyadda Casriga ah ayaa saddexaad waxaa isku darsaday Web-Site oo yeeshay qaybihii Akhriska, Dhageysiyga iyo Daawashada. [...]
Puntland: Dulmi Diidow Dulmi Doon ha noqon
Markii la riday Dowladdii Max’ed Siyaad Barre, waxaa Jabhaddii xukunka ka riday Max’ed Siyaad Bilaabeen xiligaasi in ay qabiil qabiil u dagaalamaan taasina waxay keentay in dad aan waxba galabsan la laayo, “Waxaan arkay isaga oo taar ku hadlaya ee waa in la dilaa”, “Waxaan arkay isaga oo madfac hogaaminaya ee ha la dilo”, “Waxaan [...]
Jinnigeygaa Neceb!!
“Naa Walaalay maalmahan kuuma bogin wajigaaga si-si ayuu ila yahay ee maxaa kugu dhacay”, waxay ku jawaabtay “Naa waa runtaa ayaantaan ma fiicni, haddii aan runta kuu sheegana ninkii aan isqabnay ayaan kala tagnay”, Gabadhii kale ayaa inta ay naxday waxay tiri “Ninkii wanaagsanaa ee deeqsiga ahaa , Bashaashka ahaa ee Deriska amaaneyn ee aad [...]