Muranka Laga Muujiyey Mucatabka iyo Manaaradda!.
Mawduuc xasaasi ah abuuray xaalad is maandhaaf iyo muran aan dhammaad lahayn, xasilonida iyo ammaanka qalqal galin kara, abuuri kara xadgudbyo iyo dhiillooyin dhex mara bulshada, xanaf iyo dikaan badan reebi kara, xanuun iyo murugo mug leh ku beeri doonta umadadha dhexdooda, xaarxaardu aysan meesha ka marnayn si dhinac walbaa u helo xaq uu ku [...]
Ninkastoo tagaa muxuu talo udiidaa!? (Qaybta 1aad)
Siyaaasada somaliya waxay isku xirantahay muddo dhan 20 sano lagana soo bilaabo dadaalkii lagu raadinayay dowlad nimada somaliya oo lagu doortay Dr cabdi qaasim waxan ahaa nin aad u daba gala siyaasada somaliya hadii ay ahan lahayd shabakadaha waxa ay ka qoren ama qoralada laga sameyay oo ay sameyan xarumaha baritan, hadaba siyaasadu inta badan [...]
Soomaalidda qurbaha iyo xidhiidhka Al-shabaab
Duruufaha dhaqaale iyo siyaasaddeed ee ka jira dhulalka ay Soomaaliddu degaan waxa ay sabbab u noqdeen in dad badan oo Soomaaliyeed ay hoy ka dhigtaan qurbaha- khaastana wadamada galbeedka. Dhibaatooyinka caruurta, khilaafaadka qoysaska, dhaqaalo yirida iyo la qabsi la’aanta nolasha wadammada loo soo qaxay waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka ay Soomaalidu kala kulmeen hoygoodda [...]
HALAAGGII DHACAY LOOMA KALA HARIN!!.(Qeybta 1aad)
Weedhaa akhrinteeda ama maqalkeeda maskaxda inae weydiimo faro badan kaaga furto waa laga yaabaa!!. Haddaba, haddaad xaalad ceynkaa ah isku aragto ha argagixin, dhibna ha u qaadan, waxna ha sheegan, ceymaad leedahaye. Walwalku waa astaan wanaagsan oo aad dasd badan dheertahay. Dareenkaagu wali inuu dhaqan yahay ayay tilmaan u tahay!. Doqonta iyo carruurta qaangaartey halaagga [...]
Ayaan Ha Oran Mulxidad, Balse …. (Qeybta 2aad)
Asalaamu Caleeykum, Runtii waxaan aad iyo aad ugu farxasanahay sidaa hufan oo mawduceeyga ku saabsanaa arrinta Ayaan Xirsi irrida u furay dood yar, aan marna filaneeynin, in ay dad badan ra’yigooda ka dhibtaan mawduucaas. Siiba, waxaan aad iyo aad ugu farxsanahay in ay jireen qaar igu raacsanaa ra’yigeeyga; oo ahaa in walasheena Soomaliyeed ee wadada [...]
Jinnigeygaa Neceb!!
“Naa Walaalay maalmahan kuuma bogin wajigaaga si-si ayuu ila yahay ee maxaa kugu dhacay”, waxay ku jawaabtay “Naa waa runtaa ayaantaan ma fiicni, haddii aan runta kuu sheegana ninkii aan isqabnay ayaan kala tagnay”, Gabadhii kale ayaa inta ay naxday waxay tiri “Ninkii wanaagsanaa ee deeqsiga ahaa , Bashaashka ahaa ee Deriska amaaneyn ee aad [...]
Naadiya Cali: “Mowqifkaygii Ayaan Xirsi weli waa sidiisii, balse markaan wax baan ku darayaa”
Asalaamu Caleeykum, Runtii waxaan aad iyo aad ugu farxasanahay sidaa hufan oo mawduceyga ku saabsanaa arrinta Ayaan Xirsi irrida u furay dood yar, aan marna filaneynin, in ay dad badan ra’yigooda ka dhibtaan mawduucaas. Siiba, waxaan aad iyo aad ugu farxsanahay in ay jireen qaar igu raacsanaa ra’yigeyga; oo ahaa in walasheena Soomaliyeed ee waddada [...]
Somalia: Wadankii Adduunku Dayacay!.
Sidii ay u dhacday Dawladdii dhexe ee Somalia waxay Somalia gashay fawdo aan nidaam iyo kala dambayn lahayn, waxaa lagu hoobtay dagaallo sokeeya, waxaa abuurmay dagaal oogayaal ka taajiray dhiigga dadka, waxaa dib u soo laaban wayyay hannaan dawladeed, waxaa laga quustay rajjo dib u soo muuqata, waxaa la dhex jibaaxay jaantaa rogan iyo jiha [...]
Alshabab Addimada Aadanaha maxay ku Arkeen?!!!.
Faalladan waxay daba socotaa faallo aan todobaadkii tagay qoray oo cinwaankeedu ahaa: Sigaar ha Cabin yaan Surka lagaa goyne!, faaladii hore waxaan ku bidhaaminnay sida ay ula qiimo yartay nafta Aadanaha koox diimeedka oo aysan marnaba u tixgalin noolaha. faallaadan waxaan rabaa inaan ku soo xiro anoo sii badinaya tacadiyada ay ku hayaan umadda. [...]
Marqaati baan ka ahay…
Socdaalkaygii muqdishu…!! Sida ii qorshaysnayd waxaan xir xirtay alabtayda waxana aan go,aan ku gaaray inan usafro dhankaas iyo casimada dalka Somalia ee magalada muqdishu bal si aan usoo ogaado xaqiiqda dhibato ee ka jirta caasimada . Waxan tagay muqdishu 29\09\2009. Waxan ka dagay adan cade airport anigoo darenkayga aan la qiyaasi Karin waxa aan trenset [...]