عربي - English - Soomaali
Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay afhayeenka madaxtooyada. | Dowladda iyo Alshabab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay Yeed. | Booliska Burundi oo qabtay nin ay uga shakiyeen Alshababnimo. | Burcad badeeda Soomaaliyeed oo sii daayay markab Turkiga laga leeyahay. | Madaxweyne Sharif iyo Museveni oo kulmay. | Jabuuti oo beenisay in ay ciidamo usoo dirayso Soomaaliya. | Xiisada colaad oo ka taagan gobolka Hiraan. | Alshababta Jowhar oo dugsiyo magaca ka badalay. | Alshabab oo beeniyay ku lug lahaanshadii dagaalkii Puntland. |
Arkiviga qaybaha Saciid Cali Xasan

Awoodda Shabaabku ma sii jiri doontaa

Awoodda Shabaabku ma sii jiri doontaa

Maqaal hore oo aan ku magacaabay “Shabaab yaa horta koriyay” ayaan ku soo bandhigay sababaha uga waaweyn ee ururka Al-shabaab siiyay awooda uu maanta leeyahay. Culimada diinta oo doorkii laga filayay gudan waayay, ururadii Islaamiyiinta Soomaalida ee la yaqanay oo ay saamayntoodii yaraatay iyo taageerada fikradeed iyo khibradeed ee ururkani uu ka helay ururada ay [...]

Rajminta Al-shabaab, xisbul Islaam Iyo Shareeecadda Islaamka

Rajminta Al-shabaab, xisbul Islaam Iyo Shareeecadda Islaamka

Wararkii Soomaalidda ee usbuucyadii ina dhaafay waxa ka mid ahaa war sheegayay xukum rajmina oo ay fuliyeen kooxda Xisbul Islaam ee ka talisa magaalada Afgooye. Soomaliddu fasiraada dhacddadan iyo kuwii la midka ahaa ee ka horeeyay waa ay isku khilaafeen. Qolo waxa ay ku doodeen in rajmintani ay tahay mid loogu gargaarayo shareecadda Islaamka. Qole [...]

Soomaalidda qurbaha iyo xidhiidhka Al-shabaab

Soomaalidda qurbaha iyo xidhiidhka Al-shabaab

Duruufaha dhaqaale iyo siyaasaddeed ee ka jira dhulalka ay Soomaaliddu degaan waxa ay sabbab u noqdeen in dad badan oo Soomaaliyeed ay hoy ka dhigtaan qurbaha- khaastana wadamada galbeedka. Dhibaatooyinka caruurta, khilaafaadka qoysaska, dhaqaalo yirida iyo la qabsi la’aanta nolasha wadammada loo soo qaxay waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka ay Soomaalidu kala kulmeen hoygoodda [...]

Log in /