عربي - English - Soomaali
Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay afhayeenka madaxtooyada. | Dowladda iyo Alshabab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay Yeed. | Booliska Burundi oo qabtay nin ay uga shakiyeen Alshababnimo. | Burcad badeeda Soomaaliyeed oo sii daayay markab Turkiga laga leeyahay. | Madaxweyne Sharif iyo Museveni oo kulmay. | Jabuuti oo beenisay in ay ciidamo usoo dirayso Soomaaliya. | Xiisada colaad oo ka taagan gobolka Hiraan. | Alshababta Jowhar oo dugsiyo magaca ka badalay. | Alshabab oo beeniyay ku lug lahaanshadii dagaalkii Puntland. |
Arkiviga qaybaha Xasan Xundubey

Diinta saxda ah iyo tan Sumaysan kala saara.

Diinta saxda ah iyo tan Sumaysan kala saara.

Diintta saxda ahi waa diin nabadeed, waana Diin naxariiseed, waxaana markaati iyo tusaale u ah waxyaaba far badan oo ay ugu horeyso: Salaanta islaamka ee ah {السلام عليكم ورحمة الله وبركاته} micneheedana waad wada ogtihiin oo waa{Nabad iyo Naxariis Allaha ku siiyo} Salaantii cid waliba loogu talagalay in lagu salaamo, ayaa Nabad iyo Naxariis ah. [...]

Log in /