Nairobi (Alshahid)-Warbixin ay dhawaan soo saartay hay’ad la yiraahdo World Peace Foundation, ayna ku midaysan yihiin; aqoonyahano, sharci yaqaano, saraakiil military ah iyo kuwo ku taqasusay dhinaca badaha ayaa lagu sheegay in shirkado ah kuwo sharciyada, amaanka, duulimaayada iyo waliba dhinaca badaha oo laga leeyahay dalka Kenya ay ku howlan yihiin sii socoshada Burcad badeenimada [...]
July 19, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar,
Warbixin |
Sii aqri »
Addis Ababa (Alshahid)-Waxaa shalay lagu soo gaba gabeeyay caasimada Addis Ababa kullan 2 maalmood ahaa oo sida deg deg ah ay isugu yimaadeen madaxda 6 wadan ee hada kujirta urur goboleedka IGAD. Kullankan oo ahaa kii 15aad ee si aan caadi ahayn isugu yimaadaan madaxda IGAD ayaa waxaa looga hadlayay xaaladda khatarta ah ee ay [...]
July 6, 2010 | Qaybta
Warbixin |
Sii aqri »
Alshahid ( Muqdisho) Waxaa subaxnimadii saakay ka furmay hoteelka Pradise ee magaalada Muqdisho workshop ay ka soo qeybgaleen madax iyo macalimiin ks socda jaamacacdaha, iskuulada, iyo hay’adaha waxbarashada, kaasoo looga hadlayay horumarinta waxbarashada Soomaaliya iyo wadooyinkii loo adeegsan lahaa. Furitaankii shirka ayaa waxaa ka hadlay Ustaad Cali Muudeey oo amaan iyo bogaadin u soo jeediyay [...]
June 29, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar,
Warbixin |
Sii aqri »
Nairobi (Alshahid)-Wadanka Soomaaliya ayaa hogaanka u haya wadamada lagu tilmaamo in ay yihiin kuwo guul daraystay sanadii sedexaad ee taxana ah sida lagu sheegay warbixin ay shalay soo daabacday jariidada amaanka iyo siyaasada dibada. Joornaalka amaanka iyo siyaasada dibada ayaa soo saaray celmii baaris ay ku sameeyeen 177 wadan oo katirsan caalamka ayna ku ogaanayeen [...]
June 21, 2010 | Qaybta
Warbixin |
Sii aqri »
Nairobi (Alshahid)-Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa heshiis hoosaad la gashay dalka Holland si qaxootiga Soomaaliyeed ee loo diiday sharciga dalka Holland dib loogu celin Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho. Heshiiskan ay saxiixday dowladda KMG ee uu madaxda ka yahay Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa waxaa horaan loogu soo bandhigay maamul goboleedyada Soomaaliland iyo Puntland kuwaasi [...]
June 15, 2010 | Qaybta
Warbixin |
Sii aqri »
Xerada ciidamada ee Bihanga oo kutaala duleedka magaala madaxda Uganda ee Kampala ayaa waxaa Isniintii uu tababar uga furmay 2000 oo askari kuwaasi oo ay soo dirsatay dowladda KMG ee Soomaaliya. Ciidamadan oo ay horyaalaan caqabado badan oo ay kamid tahay in ay dowladda KMG gacanteeda soo galiyaan gobolada Soomaaliya oo ay intooda badan ka [...]
June 1, 2010 | Qaybta
Warbixin |
Sii aqri »
Qadar (Alshahid) – Filim ku saabsan taariikhdii Nebi Muxamed (N.N.K.H), oo ay maalgelineyso shirkad laga leeyahay dalka Qadar oo lagu magacaabo Al Noor, ayaa waxaa ku bixi doona lacag ka badan 150 Malyuun oo doollar. Filimkan oo la sheegay inuu qoraalkiisu dhammeystirmi doono sannadka soo socda, ayaa waxa ay sameyntiisa billaaban doontaa sanadka xiga ee [...]
November 4, 2009 | Qaybta
Muuji,
Warar,
Warbixin |
Sii aqri »
Nairobi (Alshahid) – Najax Fadal Cabdallahi Maxamed oo ah hoggaamiyaha Alqaacidda ee Bariga Afrika ayaa la xaqiijiyay inuu ka dhinac dagaalamayo kooxda Alshabaab, ee dalka Soomaaliya, sidaasna waxaa xaqiijiyay warar sirdoon. Fadal Cabdallahi wuxuu ku dhashay Maruni caasimadda jasiirada Comoros Island sanadka 1972.Wuxuu u yar yahay lix walaalo ah oo la dhashay, sida ay qeexeen [...]
November 1, 2009 | Qaybta
Muuji,
Warar,
Warbixin |
Sii aqri »
Feruz Islam waa Laacib da’ yar oo sidoo kale ka tirsan kooxda Celtic Glasgow ayaa noqday laacibkii ugu horeeyey ee loo xulo da’yarta 17 jirka ah ee xulka Scotland taasoo imanaysa kadib markii la dabaqay shuruucda cusub ee ku saabsan hal beega loo tixraacayo cida meteli karta xulka kasta oo ay dhowaantan soo rogtey Hay’adda [...]
October 27, 2009 | Qaybta
Muuji,
Warar,
Warbixin |
Sii aqri »
Cadaado waa deegaan nabdi ka jirto, waxaa ka shaqeeyo ciidamo boolis ah, waxaa ka socdaa tobaneeyo mashaariic iyo dugsiyo cusub, waxaana ka jira sharci. CADAADO, Somalia. Gabbalka ayaa sii dumaya oo qaraxdu waa sii dhacaysaa, waxaa waddada highway-ga dhex taagan shaqsi xooggan sita koofidda Golf-ka, ookiyaalaha qoraxda laga xirto oo weyn, surwaal jeans, wuxuu kaloo [...]
October 7, 2009 | Qaybta
Muuji,
Warar,
Warbixin |
Sii aqri »