Home » Archives by category » Koroso Aqoontaada

Ma og tahay…? (Xaqiiqooyin la yaab leh…!)

Waxaa jira malaayiin waxyaabood oo aad la yaabaysid marka lagu sheego balse hadana biya kama dhibcaan ah, kuwaasoo laga yaabo in aanad ogeyn laakiin inaad aqrisaa waxay kuu yeelan kartaa xiise gaar ah…! Ma og tahay aqristoow in Gooryaan-dhuleedku leeyahay 5 wadne, isla markaana halkii libiqsi ay ku qaadato 0.3 ilbiriqsi…! Ma og tahay in [...]

Dhirtu waa noole caqli badan leh. Cajiib!!!

Cilmi baaris cusub oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dhirtu aysan ahayn geedo meel isaga yaala, balse ay yihiin noole caqli leh. Cajiib!!! Dad badan ayaa la yaaba marka ay akhriyaan aayadda 44-aad ee suratul Iaraa oo uu ilaah ku leeyahay , (وَإِنْ مِنْ شَيْءٍ إِلَّا يُسَبِّحُ بِحَمْدِهِ وَلَكِنْ لَا تَفْقَهُونَ تَسْبِيحَهُمْ) Taas oo [...]

Continue reading …