Garowe (Alshahid)-Kooxda kubada cagta ee gobolka Banaadir ayaa galabnimadii maanta ku guulaystay goobka gobollada dalka Soomaaliya oo dhawaanahan ka socday xarunta maamul goboleedka Puntland ee Garowe. Gobolka Banaadir ayaa ciyaartii fiinaalka kaga badiyay 1-0 kooxdii ka socotay gobolka Bari. Ciyaarta galabta ayaa ahayd mid aad u xiiso badneyd, waxaana gobolka Banaadir uu goolka la hormaray [...]
Dari salaam (Alshahid)-Xulka kubada cagta ee Qaranka Soomaaliya ayaa ka bad baaday shil gaari oo shalay galab ay ku galeen gudaha magaalada Dari salaam ee xarunta dalka Tanzania halkaas oo ay uga qayb galayaan tartanka CECAFA 2010. Baskii waday ciyaartoyda ayaa bareega goostay xilli uu ku dhowaa garoonka Karume halkaas oo ay ciyaartooyda kusii tababaran [...]
Continue reading …Dooxa (Alshahid)-Cayaartodya xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay17-ka sano ayaa caawa 2-0 ugu awood sheegtay kooxda Al-Shaxaniya ee dalka Qadar intii ay socotay cayaar saaxiibtinimo oo ku dhex martay garoonka Kooxda Al-Shaxaniya ee magaalada Dooxa. Cayaarta oo ahady mid aad u adag ayaa waxaa garsoore ka ahaa garsoore u dhashay dalka Qadar oo xiriirka [...]
Continue reading …Asmara (Alshahid)-Xulka kubadda cagta ee qaranka Soomaaliya ee ciyaartoyda da’doodu ka yartahaya 20ka sanno ayaa guul darro weyn kala kulmay ciyaarta ay maalintii Khamiista ahayd la yeesheen xulka Kenya oo ay kawada qayb galayaan ciyaaraha wadamada Bariga iyo Bartamaha Afrika. Ciyaarta ayaa waxaa ku badiyay 6-0 xulka dalka Kenya oo u muuqday in uu ciyaar, [...]
Continue reading …Asmara (Alshahid)-Xulka kubada cagta ee qaranka Soomaaliyeed ee da’doodu ka hoosayso 20 jirta ayaa mar kale bar bar dhac galay kadib markii ay ku dhamaatay ciyaartii ay shalay la lahaayeen xulka Tanzania 1-1. Ciyaartoyda Soomaaliya ayaa ahaa kuwo dheelayay banoon xarago leh iyaga oo inta badan lahaa haysashada kubada. Daqiiqadii 40aad ee ciyaarta ayaa weerarka [...]
Continue reading …Muqdisho (Alshahid)-Xulka kubadda cagta ee Qaranka Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee shalay u ambabaxay dalka Eritrea halkaasi oo ay 15ka bishan ka furmayaan ciyaaraha xulalka wadamada Bariga iyo Bartamaha Afrika. Ka hor intii aysan ciyaartooyda ka duulin garoonka dayuuradaha ee Adan Cadde ayaa waxaa hadalo dardaaran iyo dhiira galin ah u jeediyay guddoomiyaha xiriirka kubada [...]
Continue reading …Nairobi (Alshahid)-Kooxda kubada cagta ee qaranka Spain ayaa xalay markii ugu horaysay ee taariikhda ciyaaraha koobka aduunka ku guulaysatay ciyaartii kama dambeysta ahayd ee dhex martay iyaga iyo xulka hurdiga ah ee Holland. Ciyaarta Finalka ahayd ayaa ka dhacday garoonka Soccer city ee caasimada Johannesburg, waxaana daawashada iyo ciyaarta iyo xafladii xigtay ee gudoonsiita koobka [...]
Continue reading …Nairobi (Alshahid)-Kooxda kubada Cagta ee Brazil ayaa galabta ka daba tagtay kooxaha aanan nasiibka u yeelan iin ay gaaraan finalka koobka kubada cagta ee aduunka kaasi oo ka socda dalka Koonfur Afrika. Brazil oo la islahaa maanta way soo bixi ayaa waxaa 2-1 afka ciida u daray xilka dalka Holland sidaasna waxaa ku soo dhamaaday [...]
Continue reading …Gool dhaliyaha xulka Argentina iyo kooxda Inter Diego Milito ayaa ka dhawaajiyay inuu aaminsan yahay in Wayne Rooney oo weerarka uga ciyaara Ingiriiska iyo Man Utd uu yahay laacibka loogu buun buuniska badan yahay kubadda casrigan. Balse uu isagu qabo inuu xitaa shaki kujiro inuu ka mid yahay 20-ka laacib ee ugu wanaagsan caalamka. Milito [...]
Continue reading …Xiriirka caalamiga ah ee maamula kubada cagta FIFA ayaa qiratay walaaca ay ka qabto kubadda Jabulani oo aad looga sheegtay laakiin waxay sheegeen in aan iminka arintaasi laga wada hadli doonin balse la iskaga soo geed fariisan doono wixii ka dambeeya dhamaadka koobka aduunka. Laacibiinta kooxaha ka qaygalay koobka aduunka ayaa si wayn u dhaliilay [...]
Continue reading …