رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب
Home » Archives by category » Cayaaraha (Page 3)

Madaxweynaha Barcelona oo sheegay inuu aaminsanyahay in kooxdiisa ay koobka qaadayso.

Madaxweynaha Barcelona oo sheegay inuu aaminsanyahay in kooxdiisa ay koobka qaadayso.

Nairobi (Alshahid)- Joan Laporta, madaxweynaha kooxda Barcelona ee ka dhisan wadanka Spain ayaa maanta wariyayaasha u sheegay in kooxdiisa ay rajo fiican ka leedahay ciyaarta ay caawa la leeyihiin Sevilla ayna qaadi doonaan koobka La liga. “Waxaan dareemayaa oo aana aaminsanahay inaan koobka galabta ku guulaysanayo maxaa yeelay waxaan ahaan lahayn kuwo talaaba weyn qaaday [...]

Ancelotti oo ugu baaqay Chelsea in ay ku guulaysato ciyaarta ay leeyihiin Axada.

Ancelotti oo ugu baaqay Chelsea in ay ku guulaysato ciyaarta ay leeyihiin Axada.

Nairobi (Alshahid)-Tababaraha kooxda Chelsea Carlo Ancelotti ayaa ka codsaday ciyaartoydiisa in ay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan oo ayna uga guulaystaan kooxda Wigan Athletic taasi oo ay la ciyaari doonaan maalinta Axada ah. Ancelotti oo wariyayaasha ugu waramayay magaalada London ayaa sheegay in ay muhiim tahay in ciyaartoydiisa ay soo bandhigaan ciyaar lamid ah tii [...]

Tottenham oo afka ciida u dartay Manchester city.

Tottenham oo afka ciida u dartay Manchester city.

Nairobi (Alshahid)-Ciyaar aad u xiisa badneyd oo xalay ku dhexmartay labada kooxeed ee Tottenham Hotspurs iyo Manchester City ayaa waxa ay guusha ku raacday kooxda Tottenham oo marti u ahayd Man City. Guusha ayaa waxa ay raacday Tottenham kadib markii weeraryahanka Peter Crouch uu madaxa ku dhaliyay gool qurux badnaa mar ay 5 daqiiqa oo [...]

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hoosayso 17 jirka oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho.

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu  ka hoosayso 17 jirka oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho.

Muqdisho (Alshahid)-Kooxda Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hoosayso 17 jirka ayaa maanta kasoo dagay garoonka caalamiga ah ee Adan Cadde halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen boqolaal dad ah oo isugu jira mas’uuliyiin katirsan dowladda KMG, bahda isboortiga iyo dadwyne sitay calamo iyo caleemo qoyan. Kooxda ayaa waxa lagu soo dhaweeyay heeso wadani ah iyadoo ay [...]

Maamulka Kooxda AC Milan oo walaac ka muujinaya hab dhaqanka xiddig yaraha Pato

Maamulka Kooxda AC Milan oo walaac ka muujinaya hab dhaqanka xiddig yaraha Pato

Maamulka Kooxda AC Milan oo walaac ka muujinaya hab dhaqanka xiddig yaraha Pato kooxda Milan oo markii hore dhibaato ku qabtay bandhigga aan lala dhicin ee Ronaldinho ayaa iminka waxaa ku soo biiray Laacibka yar ee Alexandre Pato, sida uu daabacay wargeyska La Republica qaabkii uu u macaamilay Pato kulankii ay kooxdiisu 1-0 uga adkaatay [...]

Ghana: Afrikaankii ugu horreeyay ee u soo baxa Koobka Adduunka.

Ghana: Afrikaankii ugu horreeyay ee u soo baxa Koobka Adduunka.

Dalka  Ghana ayaa noqday dalkii Afrika ee ugu horeeyay ee u soo baxa koobka adduunka ee 2010-ka ka dhici doona dalka Koonfur Afrika, kaddib markii ay 2-0 uga badisay dalka Suudaan magaalada Accra. Waa guushoodii afraad oo xiriir ah, waxayna leeyihin 12, iyadoo dalka kuxiga oo ah a xulka Mali ay ka horreyso 7 dhibdood [...]

Page 3 of 3123

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone